Sunday, July 13, 2025

Safiirka UK oo sheegay inuu dalkiisa Somalia ka bixiyey Deyntii uu ku lahaa Bankiga Horumarinta Afrika.

Safiirka UK ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in dowladiisa ay Soomaaliya ka bixisay deyntii uu ku lahaa Bankiga HorumarintaA frika, taasoo qeyb ka ah dadaalka loogu jiro in Soomaaliya ay dib u hesho deyn cafin.

“Waxaan Soomaaliya ka bixinay deyntii Bankiga Horumarinta Afrika ku lahaa Soomaaliya oo dhan 122 Milyan oo Doolar..” ayuu yiri Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaaliya Ben Fender oo sidoo kale soo dhoweeyay in deyntii uu Soomaaliya ku lahaa Bankiga Adduunka ay kasii bixisay dowladda Norway.

Safiirka oo soo dhoweeyay labadan tallaabo oo ka dhigan horumar loo qaaday dhinaca deyn cafinta Soomaaliya. Waxaana muuqata dhinaca in lacagaha dowladaha UK iyo Norway ka bixiyeen Soomaaliya ay yihiin hormaris oo deyn kale ah ee aanay deeq ahayn.


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON