Monday, July 14, 2025

Salaad Cali Jeele: “Waqtigan cid amar soo saari karto ma jirto, madaxda hore annaga ayay nala mid yihiin hadda..” [Dhageyso]

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mida mucaaradka kasoo horjeeda dowladda waqtigeedu dhammaaday ee Soomaaliya ayaa sheegay inuusan jirin mas’uul amarro soo saari kara.

Isagoo la hadlay saxaafadda Gudaha ayuu sheegay Salaad Cali Jeelle inay waxba kama jiraan yihiin amarrada kasoo baxaya madaxda dowladda Federaalka maadaama ay yihiin shaqsiyaad caadi ah oo aan wa xil ah hadda heynin, waqtiga lagu jirana uu yahay kala-guur.

DHAGEYSO SALAAD CALI JEELLE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON