Monday, July 14, 2025

Salaad Cali Jeelle oo si weyn taageeray howlgallada hub dhigista ee magaalada Muqdisho [Dhageyso]

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si buuxda u taageeray howlgalka xasilintamagaalada ay ciidamada ammaanka ka wadaan Muqdisho.

Wuxuu sheegay inay muhiim tahay xakameynta hubka sharci darrada ah ee magaalada lala wareegayo si loo garto kuwa nabad-diidka ah, wuxuuna cambaareeyay dadka ka horjeeda arrintan.

Wuxuu ku amaanay dowladda Farmaajo inay rajo badan shacabka u furtay iyadoo la dagaalantay musuqa taasoo keentay inuu kordho dakhligii dowladda, isla markaana xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho ay soo hagaagtay isla markaana ay yaraadeen falalkii ammaan darro ee bisha Ramadaan.

Salaad Cali Jeelle
Salaad Cali Jeelle

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON