Monday, July 14, 2025

Saraakiil ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay howlgal ay fuliyeen ciidamada Danab (Akhriso magacyada)

Ciidamada kumaandooska Danab ayaa howlgallo ay ka fuliyeen Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ku qabtay saraakiil ka tirsan Alshabaab.

Horjoogayaasha Alshabaab ee howlgalka ciidamada Danab lagu soo qabtay ayaa kala ah: Madaxii Maaliyadda Gobolka Hiiraan Xasan Yuusuf Cali iyo Madaxii sakawaadka Gobolada Shabeellooyinka C/llaahi Isaaq Xuseen, sida laga soo xigtay taliyaha Ururka 4aad ee Kumaandooska Danab Labo Xidigle Maxamed Saleebaan.

Warbaahinta ciidamada dowladda ayaa si joogto ah u shaacisay howlgallo ay qaadeen ciidamada iyo horjoogayaal lagu dilay ama lagu qabtay, iyadoo aan wax caddeyn ah, mana jirto cid xaqiijin karta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON