Thursday, July 17, 2025

Saraakiil ka tirsan Booliska Kenya oo lagu dilay Qarax ka dhacay Garissa [Sawirro]

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Kenya ayaa lagu dilay qarax ka dhacay degmada Liboi ee u dhow xududka Soomaaliya.

Gaari ay wateen saraakiishan ayaa qarax nooca dhulka lagu aaso ku qabsaday Degaanka biyo xireenka Kulan ee  Liboi, Gaarisa.

Qaraxa ayaa sababtay inay dhintaan saddex Sarkaal, isla markaanaay ku dhaawacmaan laba kale, Booliska ayaa la sheegay inay ku safrayeen wadadda Liboi ilaa Milan.

Saraakiisha qaraxa ku dhintay ayaan magacyadooda la shaacin, waxaase la sheegay inay dhaawacmeen  Oliver Ochieng’ iyo  Nahashon Omondi.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON