Monday, July 14, 2025

Saraakiil ka tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo loo xiray tacadi ay kula kaceen Saxafiyiin

Dowladda Somalia ayaa sheegtay in saraakiil ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya loo xiray falkii laga wada naxay ee lagula kacay saxafiyiin ka howlgala magaalada Muqdisho.

Saraakiisha la xiray ayaa ka tirsan ururka 60-aad ee milateriga ilaaliya Madaxtooyada, waxaana sidaasi wasiirak Warfaafinta xukuumadad Soomaaliya ku wargeliyey Taliyaha Ururka 60-aad ee ciidamadaasi.

Falka lagula kacay laba saxafi ayaa si wey loogu faafiyey baraha bulshada, waxaana ka hadlay mas’uuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle oo sheegay inay wax ka qaban doonaan tacaddiyadii loo geystay wariyeyaasha 180kii Febraayo 2019.

Saddexdan Sarkaal ayaa la sheegay inay gacanta ku heyso Laanta Dembi Baarista ee Booliiska Soomaaliyeed oo kiiskooda laga furay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON