Tag: Villa Somalia

Xildhibaan Fiqi: “Faragelinta Galmudug ka socota waxay kashifi doontaa damaca waalan ee kooxda Villa...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ee kasoo jeeda Galmudug iyo xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee...

Mortar attack kills 1, wounds 3 in Mogadishu

At least one person was killed and three wounded in a terrorist mortar attack in a high-profile area of the Somali capital...

FAAHFAAHIN: Hoobiyeyaal lagu weerarray Madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho

Faahfaahin dheerad ah ayaa kasoo baxeysa Weerar madaafiic ah oo Duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta Madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho.

Madaxtooyada Somalia oo xil ku abaal marisay Soo-saaraha muuqaalladii lagu weeraray Siyaasiyiinta Mucaaradka.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhowaan xil looga magacaabay nin soo saare ka ahaa muquaallo baraha bulshada lagu baahiyey oo si weyn loogu...

Madaxweyne Farmaajo oo La-taliyihiisa u diray shir Caalami ah oo ka dhacaya Nairobi. [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la-taliyihiisa dhinaca amniga u diray inuu Soomaaliya u metelo shirka caalamiga ah ee maanta ka furmay...

Xaaf oo sanad kadib Muqdisho yimid & Kulan uu la yeeshay Madaxweyne Farmaajo. [Qodob...

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib muddo sanad ah oo khilaaf siyaasadeed kala dhaxeeyay...

Madaxtooyada Somalia oo beenisay inuu Nairobi shir ku dhex marayo Dowladda Somalia & Somaliland

Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya inuu magaalada Nairobi ka dhacayo shir u dhaxeeya dowladda Federaalka Somalia iyo Somaliland.

Madaxweyne Farmajo oo Agaasime ku xigeen cusub u magacaabay Madaxtoyada Somaliya.. [Akhriso]

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime ku xigeen cusub oo yeelaneyso Madaxtooyada Soomaaliya.

Axmed Madoobe: “Wixii aan shalay ku diiday Alshabaab kama aqbalayo Villa Somalia inay ii...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul u weerarray siyaasadda Villa Somalia ee doorashada 2020 iyo dhaqanka siyasadeed ee...

Guddiga Doorashada oo sheegay Sababta ay uga guurayaan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia..

Guddiga Doorashada madax bannaan ayaa dadaal ugu jira inuu ka guuro xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ee uu deganaa tan iyo intiii...

Senator Faroole oo kashifay faragelintii Villa Somalia ku sameysay Doorashadii Puntland (Weerar Culus)

Senaror Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole, horena u soo ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa kashifay faragelintii ay Madaxtooyada Soomaaliya ku sameysay doorashadii...

Bannaanbax ka socda Iridka Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho… [Sawirro]

Waxaa mar kale bannaanbax ka socdaa Iridka laga galo madaxtooyada Soomaaliya ee kasoo horjeeda Hotelka SYL, halkaasoo ay isugu soo baxeen dad...

Afhayeenka Madaxtoyada oo si marin habaabin ah uga hadlay Shaqo ka joojinta Aamin Ambulance

Iyadoo si weyn loo hadal hayey shaqo joojin lagu sameeyay Hay'adda gargaarka degdegga ah ee AAMIN AMBULANCE oo ah tan ugu weyn...

Muxuu ballantii uu qaaday Madaxweyne Farmaajo ugu wareejiyey Saraakiisha Milateriga.? [Daawo]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada Jen. Gordon ayaa balanqaadkiisii ugu weynaa ee soo af-jarididda...

Saraakiil ka tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo loo xiray tacadi ay kula kaceen Saxafiyiin

Dowladda Somalia ayaa sheegtay in saraakiil ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya loo xiray falkii laga wada naxay ee lagula kacay saxafiyiin...

Madaxtooyada Somalia War kasoo saartay Baaqii Abiy Ahmed ee uu Aqbalay Madaxweynaha Somaliland [Akhriso]

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa War ay caawa soo saartay ku bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Safiiradda cusub ee dalalka India & Nigeria [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria u soo magacaabeen Soomaaliya.

Muuqaal laga saaray Qeybta Ingiriiska ee Website-ka Villa Somalia, kadib fashil qabsaday [Akhriso+ Sawirro]

Qeybta Af-Ingiriiska ee Bogga madaxtooyada Soomaaliya (villasomalia.gov.so/en/) hawada saaray muddo kooban, kadiba dib loo soo celiyey markii laga saaray sawirro ku soo baxay qeybta...

Madaxtooyada Somalia oo beenisay in hubkii lagu weeraray Dusit Hotel, Nairobi ay lahay dowladda...

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beenisay in hubkii lagu weerarray hotelka Dusit ee magaalada Nairobi ay lahayd dowladda Soomaaliya. La-taliyaha dhinaca amniga madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Siciid Maxamed...

KASHIFAAD: Sidee Dowladda Madaxweyne Farmaajo u laaluushtaa Warbaahinta Xorta ah [Dhageyso]

Madaxda hoggaamisa Dowladda Soomaaliya ee xilligan xilka haya ayaa lagu sheegay inay yihiin kuwii ugu xumaa ee laaluush u adeegsada warbaahinta xorta ah. Barnaamijka Bandhiga...
error: Content is protected !!