Wednesday, July 16, 2025

Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu sarkaal ka tirsan Alshabaab isku ciidamad dowladda Soomaaliya.

Sarkaalkan ayaa ahaa  Guddoomiyihii Al-shabaab ee degaanka Ceelgaduud ee Gobolka Gedo oo lagu magacaabo Maxamed Yuusuf Dheel.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in Sarkaalka tirsan Al-Shabaab uu isu dhiibay Ciidamada dowladda ee ku sugan Miyiga Magaalada Garbahaarey.

Sarkaalka ayaa lagu xiray Saldhigga Ciidamada  ee Magaalada Garbahaarey, iyadoo baaritaan lagu wado xaaladiisa.  Waxaa sheegay inuu watay Qori iyo Bastoolad.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON