Thursday, July 10, 2025

Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan aya caawa Degmada Kaaran

ee Gobolka Banaadir ku dileen sarkaal sare oo ka rirsanaa Ciidamada Booliska Soomaliyeed.

Sarkaalka la dilay ayaa la sheegay inuu ahaa Korneyl lagu magacaabi jiray Col. Cali Caddow Maxamuud oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa Booliska Soomaaliyeed.

Sarkaalkan la dilay oo hore u ahaa  tababara sare ayaa la sheegay inuu haddaku magacaawnaa  Taliyaha ciidanka booliska ee degmada Galcad gobolka Galguduud.

Dableyda dilka geystay ayaa ka baxsatay goobta, waxaana halkaasi gaaray ciidamada ammaanka degmada oo baaritaan kadib dib uga laabtay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON