Tuesday, July 1, 2025

Sarkaal ka tirsanaa Nabadsugidda Jubbaland oo lagu dilay Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo

Faahfaahin dheraad ah yaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, kaasoo lala beegsadat sarkaal ka tirsan Nabad-sugida maamulka Jubbaland.

Qaraxan oo ahaa mid Gaarigiisa loogu sarkaalka,ayaa barqanimadii ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo, waxaana ku dinty sarkaalka oo magaciisa lagu sheegay Xamdi Maxamed Maxamuud.

Ciiamada Amniga magaalada Kismaayo ayaa howlgal iyo baaritaan ka bilaabay xaafadda uu qaraxa ka dhacay, iyadoo la raadinayo dadkii ka danbeeyay falka lagu beegsada sarkaalka lagu diay qaraxa.

Alshabaab ayaa inta badan sheegata qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee ka dhacay Koonfurta Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON