Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay burburka diyaarad nooca keligeed is hagta ah (Drone) oo ku soo dhacday Gobolka Bay, 17-kii Bishii May. diyaaradaas ayaya sheegeen inay soo direen, iyadoo loo maleynayo inay leeyihiin ciidamada Mareykanka.
Fagaaro ku yaal Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa haddaba diyaaradaasi oo aan waxyeelo badan gaarin lagu soo bandhigay, waxaana isugu soo baxay boqolaal dadweyne ah oo usoo daawasho tegay.
SAWIRADA DIYAARADDA HOOS KA DAWO
[ad name=”HTML-1″]