Tuesday, June 24, 2025

SAWIRO: Soo dhoweyntii Ra’iisal wasaaraha ee Magaalada Kismaayo

Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay  magaalada Kismaayo xarunta mamulka KMG ah ee Jubba. Garoonka diyaaradaha waxaa ku sugnaa hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe ku xigeenkiisa C/llaahi Fartaag, masuuliyiin iyo  shacab.

Cumar-Madoobe

Axmed Madoobe ayaa soo dhoweynta kadib saxaafadda u  sheegay inuu ku faraxsan yahay imaanshaha Ra’iisal wasaaraha dalka iyadoo  ay tahay markii ugu horeysay ee uu booqdo intii xilka qabtay, “Cumar wuxuu ka mid ahaa dadkii wax ka dhisay mamulkan Jubba” ayuu yiri Axmed Madoobe oo dib u jaleecay xilligii uu Cumar ka mid ahaa kooxdii saldhigeedu ahaa Nairobi ee geed-fadhiga u ahayd qorshihii beeleed oo degaanada Jubba ka socday.

Ra’iisal Wasaare Sharmarke ayaa isaguma ka mahad celiyay sidii loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo, waxa kale uu sheegay inuu ku faraxsan yahay mamulka iyo nidaamka Jubbaland ka jira iyo heerka ay soo gaareen.

IMG_1424

IMG_1428

IMG_1435

IMG_1439

IMG_1445

IMG_1446

IMG_1459

IMG_1511

IMG_1556

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON