Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: 9 ka mida Dhaawacyadii Qarixii 14-ka Oktoobar oo iyagoo bogsaday laga soo sagootiyey Turkiga

Qeybtii sadaxaaad ee dhaawacyadii qarixii 14-ka October oo lagu daweyneyay isbitaallo ku yaallay magaalada Ankara ee Turkiga ayaa loo sameeyay xaflad sagootin ah.

Dhaawacyadan oo bogsooday ayaa waxaa sagootiyey Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga iyo Wasaaradda Caafimaadka dalkaTurkiga waxayna ahaayeen qeybtii saddexaad ee ka mida kuwii ugu danbeeyay ee dhaawac ahaanta loogu qaaday Turkiga.

Dhaawacyadani waxaa ka mid ahaa Mumtaz Hassan Ali oo ahayd 6 sano jir markii la geeyay Turkiga ku jirtay xaalad koomo ah, waxayna dib u laabaneysaa iyadoo caafimaad qabta iyo hooyadeed oo ku farxsan.

Magacyada dhaawacyada waxay kala ahaayeen:
1. Xuseen Hassan Ahmed.
2. Samiira Sheikh Mohamed.
3. Aadan Muse Hassan.
4. Calas Elmi Qobey.
5. Mumtaaz Hassan Ali.
6. Cabdalla Cumar Mayew.
7. Bille Adan Farah.
8. Saciid Abdi Jeele.
9. Cali Diriye Farah.

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 14 people, people smiling, people standing, shoes and indoor

Image may contain: 12 people

Image may contain: 4 people, people standing and suit

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON