Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Aaska Cali Nuur Shuute oo maanta ka dhacay Muqdisho & Mas’uuliyiin ka qeyb galay

Aaska Cali Nuur Shuute ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii xalay dalbey ka tirsan Alshabaab ay ku dileen Gurigiisa.

Aaska oo ka dhacay Isbitaalka Medina ayaa waxaa ka hadaly Masuuliyiint kala duwan oo ka qeyb gashay Aaska, waxayna dhamaantood ka tacsiyadeeyeen geerida Marxuum Cali Nuur Shuute iyo dilka waxashnimada leh ee lagula kacay, waxayna dalbadeen Hay’adaha ammaanka dowladda in la baaro dilka.

Cali Nuur Shuute ayaa wuxuu dhalay Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida, kaasi oo xukuno kala duwan ku rida xubnaha Shabaabka lagu eedeeyo iyo ciidamada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON