Madaxda Alshabaab ayaa tababar u soo xiray dagaalameyaal Kenyaaan ah oo ka howgeli doono dalkooda gudaha dalkooda.
Muuqaalo ay abahisay Al-shabaab ayaa lagu soo bandhigay dagaalyahanno tababar loo soo xiray oo u badan Kenyaan, kuwaaso lagu carbiyay Koofurta Soomaaliya.
Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo muuqaalka kasoo muuqday ayaa dagaalyahannada cusub ee Kenyaanka kula dardarmay inay caddowga kula dagaalamaan Gudaha Kenya, ayna noqdaan kuwii furan lahaa Kenya
DAAWO SAWIRRADA