Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Alshabaab oo shaacisay Ninkii isku miidaamiyey Saldhigga Buulo-Gaduud & Beeshiisa

Kooxda Alshabaab u qaabilsan warbaahinta ayaa soo saartay muuqaal iyo sawirro ku saabsan dagaalkii  3 September ee sanadkan 2017 ka dhacay deegaanka Buula Guduud duleedka magaalada Kismaayo.
Muuqaalka Video-ga Alshabaab oo soconaya 18 daqiiqo ayaa waxaa ka dhex muuqda howlgallo la isku soo ururiyay siiba dagaalkii  Buula-Guduud oo qasaare weyn dhaliyay, iyadoo uu ka dhex muuqdo ninkii isku miidaamiyay ee gaariga weyn la galay xeradaoo lagu magacaabi jiray Cabdi Caziiz Cabdullaahi kanasoo jeeda Beesha Eelaay ee degta degmada Buurhakaba.

SAWIRRO




  

 


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON