Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gawaari gaashaaman oo ay ku gubtay dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose.
Sawirrada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirrada Gaadiidka AMISOM oo lagu gubay dagaalka, waxayn sheegatay in qasaare badan ay gaarsiisay ciidamo Mareykan ah oo dagaalka ku jiray iyo kuwa AMISOM.
Daawo Sawirrada
Goobjooge