Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada Isbitaalka degmada Saakow oo diyaarado dagaal ay duqeeyeen, iyadoo warar kala duwan kasoo baxeen duqeyntaasi.
Sawirrada ayaa waxaa ka muuqda burbur gaaray isbtiaalka iyo meydadka saddexa caruur ah oo duqeynta ku dhintay, halka dowladda Federaalka aya sheegtay in lagu dilay saraakiil sare oo ka tirsan Alshabaab.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA