Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: AMISOM oo soo bandhigtay hubkii Alshabaab looga furtay Halgan & Tirada laga dilay

AMISOM ayaa goor dhoweyd soo bandhigtay hub fara badan oo Alshabaab looga qabsaday dagaalkii weynaa ee ka dhacay tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan, kadib weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ku lahaayeen degaankaasi.

AMISOM ayaa dhinaca kale sheegtay in Alshabaab looga dilay dagaaalkii Halgan in ka badan 14o maleeshiyo, iyadoo tirooyin kala duwan laga bixiyay arrintan.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

hubkii-shabaab

hubkii-shabaab01

hubkii-shabaab03

Hubkiishabaabka01

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON