Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Axmed Madoobe oo si weyn loogu soo dhoweeyay Doolow

Hogaamiyaha Maamulka Jubba oo maanta tegay degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa halkaasi si weyn loogu soo dhoweeyay, isagoo ka soo anbabaxay magaalada Kismaayo, waxaana soo dhoweyntiisa uga yimid Baardheere ku xigeenkiisa C/llaahi Fartaag.

Socdaalka Axmed Madoobe ee gobolka Gedo ayaa ujeedkiisu yahay sidii uu reer Gedo taageero uga heli lahaa xilli ay maalmo ka xigto doorasho uu doonay inuu mar labaad xilka madaxweynaha Jubba ku qabto.

Siyaasiyiinta Gedo ayaa intooda badan ka horjeeda Axmed Madoobe waxaana dhowaan socday waanwaan lagu doonayo in lagu isugu soo dhoweeyo labada dhinac laakiin waxaa arrintaasi sii fogeeyay doorashada looga dhawaaqay magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO SOO DHOWEYNTA AXMED MADOOBE EE DOOLOW

 

4476106117134144

[ad name=”HTML”]

281311371

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON