Wednesday, July 16, 2025

SAWIRRO: Ciidamada NISA oo qabtay gaari miineysan oo qarax loo diyaariyay

Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegay inay qabteen gaari nooca raaxada ah NOAH oo laga soo buuxiyay

walxaha Qarxa, iyadoo la dhigay mid ka mida wadooyinka Muqdisho.

Guddoomiyaha Degmada Boondheere Qaasim Cabdulle Xasan  ayaa SONNA u sheegay in gaariga la dhigay goob wadada dhinaceeda ah oo ay aad ugu badan yihiin dadka shacabka ah isagoo aan sheegin goobtaasi.

Gaarigan ayaa waxaa ku dhex jiray qalab fara badan oo dhalin karay qarax lagu hoobto, iyadoo ay soo bateen gawaarida ay NISA qabaneyso oo miineysan kuwaasoo aanay jirin cid lagu qabto, taasoo keentay shaki badan oo ku saabsan gawaarida la qabto ee miineysan.

DAAWO SAWIRRO

Baabuur-Miineysan1

Baabuur-Miineysan2

Baabuur-Miineysan3

Baabuur-Miineysan4

Baabuur-Miineysan5

Baabuur-Miineysan6

Baabuur-Miineysan7

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON