Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Ciidamada Xasilinta ammaanka Muqdisho oo ka howlgalaya Wadooyinka caasimadda

Ciidamada isku dhafka ah ee xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgallo joogto ah ka wada caasimadda Muqdisho.

Ciidamadan oo qaarkood ay afka u duuban yihiin ayaa xira wadooyinka waaweyn e magaalada iyadoo baaritaan iyo joojin ku sameeya gadaiidka, waxaana la arkaa iyagoo xilligada habeenkii howlgal ku jira.

DAAWO SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON