Monday, July 14, 2025

SAWIRRO CUSUB: C/kariin Qalbi-dhagax oo dhowaan la sii daayey [Qoyskiisa oo loo geeyay]

Wararka laga helayo Magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in la sii daayey oo xoriyadiisii uu dib u helay sarkaalkii ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay dowladda Itoobiya C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax.

Waxaa Col. Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax booqday xubno ka tirsan xarunta Guddiga Xuquuqda Aadanaha Itoobiya xafiiskiisa ee is-mamulka Soomaalida Itoobiya, waxayna sheegeen inuu degan yahay goob loogu talogalay, iyadoo reerkiisa uu la joogo, isla markaana uu caafimaad qabo. arrintiisuna dhammaatay.

Qalbi-dhagax oo dhiibistiisa ay dood weyn ka dhalisay Soomaalida dhexdeeda ayaa wararku sheegayaan in dowladda Itoobiya ay sii deysay Qalbidhagax, iyadoo la filayo inuu tago dalka Kenya, taasoo qeyb ka ah isbedelka ka socda dalka Itoobiya.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Image may contain: 1 person, smiling, sitting and stripes

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON