Tuesday, July 15, 2025

SAWIRRO: Dabley weerartay Baar ku yaalla Magaalada Barcelona & Gaari lagu jiiray dad badan

Laba qof ayaa ku dhimatay ilaa 25 kalena waa ku dhaawacmeen weerar gaari weyn oo lagu jiiray dad ku sugnaa bartamaha magaalada Barcelona ee dalka Spain.

Weerarkaas ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay weerar kale oo dabley ku qaaday Baar u dhowaa goobta weerarka gaariga ka dhacay, waxaana booliska ay isku wareejiyeen Baarkaasi.

Xaaladda ayaa kacsan magaalada caanka ah ee Barcelona waxaana socda howlgal amni oo lagu xiray dhammaan isu socodka gaadiidka, iyadoo la baadi goobayo darawalka gaariga waday oo la sheegay inuu baxsaday.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON