Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Dadkii ka badbaaday & Dhalinyaro Olole Nadaafadeed ka bilaabay Pizza House

Dhalinyarada magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida dadkii ka badbaaday weerarkii Pizza House ayaa bilaabay olole lagu nadiifinayo baarka.

Dhalinyarada ayaa isaga timid magaalada, waxaana ku biiray dadkii ka badbaaday weerarkii Alshabaab, iyadoo qaaday tallaabo ay ku doonayaan in dib loo furo Maqaayadda caanka ahayd ee Pizza.

Dadka Muqdisho ayaa kasoo taagan Qaraxyada geysta waxayna had iyo jeer kasoo kabtaan qasaaraha naf iyo maal ah ee gaara iyagoo dib u dhista hantidooda, meydadkoodana aasta.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON