Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Dadkii ugu badnaa oo isugu soo baxay Duco ka dhacday Isgoyska Soope ee Muqdisho

Bannaanbax duco ah ayaa salaadii Jimcaha kadib ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho, halkaasoo dad boqolaal ah ay kulan Duco ah ugu sameeyeen dadkii lagu laaay qaraxii 14-ka Oktoobar.

Dadkii isu soo baxay waxaa halkaasi duco uga akhriyay Sheekh C/xayi Sheekh Aadan oo ah imaamka Masjid ku dhow Soobe, iyadoo dadkii faraha badanaa iyo Sheekha ay Salaad janaaso ku tukadeen una duceeyeen dadkii ku dhintay qaraxa, isla markaana Alle uga baryeen dhaawacyada inuu Alle caafimaad siiyo.

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON