Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Dalxiisayaal Shiinees ah oo Magaalada Muqdisho ku damaashaadaya

Dalxiisayaal ka socda dalka Shiinaha ayaa markii ugu horeysay yimid magaalada Muqdisho iyagoo dalxiis ah.

Dalxiisayaasha ayaa ka kooban 27 qof oo Shiinees ah, waxaana casho sharaf u sameeyay wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yariisow oo sheegay inay qaadeen tallaabo ku dayasho mudan.

Dalxiisayaasha ayaa booqday  goobo ay ka mid yihiin Liido, Jaziira, Xamarweyne, Tiyaatarka iyo goobo kale.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON