Wednesday, July 16, 2025

SAWIRRO: Dayactir lagu sameeyay wado muhiim ah oo dib loo furay Magaalada Muqdisho

Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa furay wado dayactir lagu sameeyay oo dib loo furay maanta.

Waxaa Ra’iial wasaaraha ku wehliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka warbixiyay dib u dhiska lagu sameeyay jidkaasi oo muhiim u ah isu socodka bulshada.

Wadaddan ayuu sheegay ra’iisal wasaaraha inay dhiseen shacabka Soomaaliyeed, iyagoo cidna aan wax ka sugin, jidkaas oo  dhex marta degmooyinka Kaaraan iyo C/casiis ee magaalada Muqdisho.

Wadadda  oo loo yaqaanay Bandar Qaasim ayaa loogu magac daray Dr: Kadare, waxaana dhismaheeda la soo gabagabeeyay dhowaan.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoorImage may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, crowd, sky and outdoor

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, sky and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON