Friday, July 4, 2025

SAWIRRO: Dhaawacyo ka tirsan ciidamada milateriga oo loo qaaday Dalka Sacuudiga

Ciidamo dhaawac ah oo ka tirsan kuwa milateriga Soomaaliya oo hore ugu dhaawacmay qaraxyo iyo dagaallo gobollada Koonfureed ayaa loo qaaday dalka Sacuudiga.

Dowlada Sacuudiga ayaa diyaarad gaara u soo diray dhaawacyadan oo ka qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, waxayna tiradoodu dhameyd 16.

Waxaa Garoonka ku sii sagootiyey Wasiirka Gaanshaandhigga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Saraakiil kale.

DAAWO SAWIRRO

IMG_0003IMG_0006IMG_0010IMG_0015IMG_0018IMG_0025IMG_0028IMG_0039IMG_0047IMG_0050IMG_0064IMG_0067IMG_0074IMG_0079IMG_0092IMG_0110IMG_0123IMG_0133IMG_0145IMG_0156IMG_0171IMG_0175IMG_0177IMG_0268

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON