Thursday, February 19, 2026

SAWIRRO: Dowladda Imaaraadka Carabta oo Shixnad Gargaar ah u dirtay Maamulka Axmed Madoobe

Imaaraadka Carabta ayaa shixnad gargaar ah u diray maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo iyadoo laga dejiyay dekadda magaalada Kismaayo.

Wakaalada wararka Imaaraadka ayaa sheegtay in Markab siday Gargaarka uu ku xirtay dekadda magaalada Kismaayo, waxayna faafisay muuqaallada deeqda oo laga dejinayo Markabka oo gaareysa 824 tan oo isugu jira raashin kala duwan.

Hay’adda Khaliifa Bin Zaa’id ee arrimaha Bani’aadamnimada oo deeqdan soo dirtay ayaa sheegtay inay goobjoog ka noqon doonto qeybinteeda.

SAWIRRO

وصول سفينة مساعدات اماراتية الى ميناء كيسمايو لاغاثة الشعب الصومالي./Medium/ 4

وصول سفينة مساعدات اماراتية الى ميناء كيسمايو لاغاثة الشعب الصومالي./Medium/ 5

وصول سفينة مساعدات اماراتية الى ميناء كيسمايو لاغاثة الشعب الصومالي./Medium/ 3وصول سفينة مساعدات اماراتية الى ميناء كيسمايو لاغاثة الشعب الصومالي./Medium/ 6وصول سفينة مساعدات اماراتية الى ميناء كيسمايو لاغاثة الشعب الصومالي./Medium/ 2وصول سفينة مساعدات اماراتية الى ميناء كيسمايو لاغاثة الشعب الصومالي./Medium/ 1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON