Saturday, August 2, 2025

SAWIRRO: Dowladda Soomaaliya oo Gaadiid iyo Saanad u dirtay Maamulka Puntland

Dowladda Federaalka ayaa gaadiid ciidan iyo saanad u dirtay maamulka Puntland, taasoo la sheegay inay ka mid tahay taageero milateri oo la siinayo nmaamul Goboleedyada.

Saanadan ayaa isugu jira gaadiidka milateriga, sahay iyo qalab ciidan oo laga raray Muqdisho waxayna wararku sheegayaan in qoritanka ciidamo hore loogu qoondeeyay Puntland oo ka mid noqonaya ciidamada isku dhafka ah ee federaalka la bilaabay in laga qoro Puntland.

C/raxmaan Sheekh Cumar(Jeeni-qaar) oo Puntland u qaabilsanaha dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa Puntland ku wareejiyay Saanada militeri, isagoo sheegay in ka diiwaan gelinayo 3000 skari oo Puntland ka tegaya iyadoo tababar looga furayo saldhiga Turkiga ee Muqdisho.

SAWIRRO

17795687_1416493428418281_6381593523746480531_n

17800218_1416493398418284_3467476055595066932_n

17553510_848359668649796_298781114319827492_n

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON