Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Muuqaalka Lacagta Cusub ee Dalka loo soo daabacayo

Wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa soo badhigtay muuqaalka lacagta Shilin Soomaaliya ee la filayo inay dowladda Soomaaliya soo daabacdo.

Lacagtan ayaa ka kooban nuquladda 5000 /= iyo 10,000 /= waxaana muuqaalkoodu yahay mid dahabi ah oo aan dib loo daabacan karin, waxaana Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle uu sheegay in qorshaha daabicidda lacagtan ay meel fiican mareyso.

HOOS KA DAAWO

No automatic alt text available.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON