Saturday, June 28, 2025

SAWIRRO: Gaari miineysan oo ku qarxay degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxiyay guri ku yaala xaafadda Maajo ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Degmada Waaberi ayaa sheegtay in aan wax qasaare ah oo nafeed aanu geysan, iyadoo intaas ku dartay in kuwii soo maleegay qaraxaasi aanu noqon sidii ay doonayeen.

Qaraxa ayaa lagu soo xiray gaari uu lahaa qof shacab ah, wuxuuse ku soo beegmay qaraxiisa xilli aanay cidna saarneyn gaariga.

DAAWO SAWIRRO

Qarax01

Qarax02

Qarax03

Qarax04

Sawirrada; Gudoomiyaha Degmada Waaberi

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON