Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiis Ajnabi ah oo Alshabaab laga qabtay

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa soo bandhigay maanta Maxaabiistii uu ka qabtay kooxdii Alshabaab ee degaanadooda soo gashay kadib markii ay dib u soo laabteen degaanada Puntland.

Maxaabiista Alshabaab oo la isugu keenay Saldhiga Dhexe ee Magalada Gaalkacyo, ayaa la sheegay inay saddex ka mida ahaayeen.

Saddexa ruux ee ajnabiga kana tirsan Alshabaab ayaa wararku sheegayaan inay u kala dhasheen dalalka Kenya iyo Zimbabwe.

Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Cismaan (Mesegowaay) oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Galmudug ay si wanagsan ula dhaqmeyso Maxaabiista gacanteeda ku jira.

DAAWO SAWIRRO

maxaabiisGalmudug1

maxaabiisGalmudug2

maxaabiisGalmudug3

maxaabiisGalmudug4

maxaabiisGalmudug5

maxaabiisGalmudug6

SAWIRRO: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiis Ajnabi ah
SAWIRRO: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiis Ajnabi ah

Sawirada: Codkagalmudug

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON