Tuesday, June 24, 2025

Sawirro: Kooxda Alshabaab oo Filim ka sameysay Hoggaamiyeyaashii looga dilay Soomaaliya

Kooxda Alshabab ayaa dhowaan baahisay filim ay ka diyaarisay hoggaamiyeyaasha kooxdaasi ee lagu dilay gudaha Soomaaliya.Filimka oo ah kii shanaad oo xiriir ah oo ay ku soo bandhigeen hoggaamiyeyaasha kooxdaasi ee lagu dilay weerrarada AMISOM, Ciidamada Soomaaliya iyo Mareykanka waxaa ka dhex muuqday Sheekh Maxamed Dulyadeyn iyo Sheekh C/raxmaan Abu Xudeyfa.

Dulyadeyn ayaa u muuqda inuu sidii hore loo heystay ka awood badnaa gudaha Alshabaab, isagoo Kenya iyo Soomaaliya ka howlgeli jiray kana soo jeeday Waqooyi Bari Kenya.

DAAWO SAWIRADA



NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON