Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Kooxda Alshabaab oo soo bandhigtay Odayaal ay u tababartay Qaabka Toogashada

Kooxda Alshabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe  kusoo bandhigtay Odayaal Soomaaliyed oo loo tababaray qaabka Toogashada.

Odayaashan ayaa la isugu keeny Fagaaraha magaalada Jilib ee loogu magac daray Macalin Aadan  Ceyrow, waxayna soo bandhigeen xirfadii lagu tababaray iyagoo sitay qoriga AK-47, waxaana u soo daawasho tegay boqolaal Shacabka oo la isugu keenay goobtaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON