Kooxda taageersan Daacish ee fadhigeedu yahay Soomaaliya ayaa shaacisay sawirro muujinaya iyagoo ku dabaaldegaya munaasbadda Ciidul Adxaa.
Kooxdan oo uu hogaamiyo Sheekh C/qaadir Muumin ayaa fadhigoodu yahay degaanada Puntland, gaar ahaan buuraha Galgala iyo degaano ka tirsan Gobolka Bari.
Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ayaa u muuqata inay sii xoogeysaneyso, iyadoo xarunteeda ugu weyn ay tahay Gobolka Bari ee maamulka Puntland.
SAWIRRO