Monday, July 7, 2025

SAWIRRO: Madax Soomaali iyo Ajnabi isugu jira oo ka qeyb galay xuska Maalinta Ciidamada Badda Somalia

Xuska Sanadguurada 53aad ee ciidamada Badda Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin Soomaali iyo ajnabi isugu jira.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Taliyaha Booliska, saraakiil ciidan oo ajnabi ah iyo madaxda safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho ayaa ka qeyb galay xafladda lagu maamuusay maalinta ciidamada Badda Soomaaliyeed oo ka dhacday dekadda Muqdisho.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON