Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo booqday Barakacayaasha abaaraha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka intii aanu u anbabixin dalka Itoobiya xeryaha barakacayaasha Magaalada Muqdisho.

Farmaajo ayaa booqday xerada Barakacayaasha ee Sayidka oo deris la ah Madaxtooyada Soomaaliya dacalkana ku heysa xarunta Baarlamaanka Federaalka. Kadibna wuxuu booqday xerooyinka duleedka Muqdisho

Waxaa la arkayay madaxweyne Farmaajo oo dadka barakacayaash ah la sheekeysanaya, isagoo xambaaray caruurta barakacayaasha qaarkood, waxaaana ay ahayd booqashadiisii ugu horeysay ee barkacayaasha oo si weyn looga taageeray doorashadiisii.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON