Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Mas’uuliyiin ka qeyb galay Salaadii Janaasadda ee Marxuum Nabadoon Axmed Diiriye

Madax ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galay janaasadda Allaha u naxariistee Marxuum Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka dhacday Masjidka Isbaheysiga Islaamka.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Wasiirada Amniga, Isgaarsiinta, Guddoomiyaha Gobolka Benadir, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay salaadda Janaasada ee Marxuum Axmed Diiriye Cali, waxaa kaloo janaasadda ka qeyb gashay boqolaal qof oo shacab ah.

Nabadoonka ayaa habeen hore ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo uu muddo ku xanuunsanaa, waxaana maanta lagu aasayaa magaalada Muqdisho.

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 10 people, outdoor

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing and suit

Image may contain: 9 people, people standing

Image may contain: 12 people

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON