Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Mucjiso Dhul kala jeexmayo oo lagu arkay duleedka degmada Qardho, Gobolka Bari

Dadka degmada Qardho ee Gobolka Bari ayaa welwel ka muujiyay dhulka calaamado lagu arkay duleedka magaalada oo ah inuu dhulku yeeshay jeexdimo godad ah.Waxay dadku arkeen iyadoo meel u dhow magaalada uu dhulku kala jeexmay ayna ka sameysmeen jeexdin u eg inuu dhulku kala qeybsamayo, taasoo keentay cabsi weyn oo dadku degaankaasi gashay.

Lama oga sababta keentay jeexdimaha iyo godadka lagu arkay degmada Qardho mana jiraan khubaro arrintaas u kuurgashay, waxayse noqotay arrin la hadal hayo oo welwel iyo cabsi laga mujiiyay.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON