Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Puntland oo soo bandhigtay Hub iyo Saanad lagu qabtay Doon ku xiratay Xeebaha Bari

Ciidamada Badda Puntland ayaa degaanka Marooro ee duleekd magaalada Boosaaso ku qabtay Doon  siday hub kala duwan oo lagu magacaabo Alfurqaan.

Doontan iyo hubka ay waday oo isugu jira hubka culus iyo midka fudud  sida qoryaha Dhashiikaha PKM, Bistoolado iyo Rasaas kala duwan ayaa lagu soo bandhigay magaalada Boosaaso.

Gaashaanle Maxamed Maxamuud Xasan ayaa sheegay inay ku raad joogeen Doonta iyo dadkii doonidaasi u rarnayd. balse aysan soo qaban dadkii watay Hubkan, halka qeyb kale oo ka mida Hubkan ay ciidamada Booliska ku qabteen Booliska ee Gobolka Bari, lamase shaacin cidda lahayd hubka.

SAWIRRO


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON