Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Qarax is-miidamin ah oo burburiyay xaruntii Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho

Sawirradii ugu horeeyay ee laga helo qaraxa lala beegsaday xarunta Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa muujinaya inay gebi ahaanba burburtay xaruntii degmada.

Qarax oo ahaa mid aad u weyn oo qasaare badan geystay ayaa waxaa sheegatay kooxda Alshabaab, waxaana loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa oo khudaar lagu hoos qariyay.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON