Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Qaraxii Alshabaab ku weerartay Dekadda Muqdisho oo lagu dilay in ka badan 25 qof

Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxa ka dhacay Dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxa ay sare u kacday.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday xoogsatada dekadda, iyadoo lagu dilay in ka badan 25 qof.

DAAWO SAWIRRO

a

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON