SAWIRRO: Qarixii Caawa ka dhacay Muqdisho & Olole nadaafadeed oo ka socda

0

Qarax caawa ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana goobta qaraxa ka bilowday olole nadaafadeed.

Sida caadada u ah Gobolka Banaadir, marka ay qaraxyada ka dhacaaan, waxaa degdeg loo qaadaa dadka dhaawaca iyo meyd ee wax ku noqday, waxaana la xiraa goobta qaraxa.

Daqiiqado kadib waxaa bilowda olole nadaafadeed iyadoo wadada laga qaado burburka qaraxa dhaliyay, waxaana xiga in dadka dhismooyinka waxyeeloobay ay dhinacooda dhisme iyo dayactir ku bilaabaan, taasoo maalmo kadib xaaladda ka dhigta sidii hore.