Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal wasaaraha iyo Guddoomiyaha G/Banaadir oo socod damaashaad ah ku maray Xeebta Liido

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta booqday xeebt Liido ee magaalada Muqdisho.

Waxaa booqashada ku wehliyay Ra’iisal wasaaraha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Tabi Cabdi Axmed, iyagoo la kulma dhalinyaro halkaasi ku qaadaneysay damaashaaad.

Ra’iisal wasaaraha iyo Guddoomiyaha Gobolka ayaa waqti ku qaatay xeebta Liido, waxaana farriin uu soo dhigay bartiisa uu ra’iisal wasaaraha ku sheegay in Soomaaliya ay leedahay xeebta ugu dheer Afrika, oo ay xooga saari doonaan sidii wax soorka Baddda looga abuuri lahaa fursado shaqo.

SAWIRRO

https://pbs.twimg.com/media/C9yUrsgXgAAusNG.jpg

https://pbs.twimg.com/media/C9yUsIrXcAArmbG.jpghttps://pbs.twimg.com/media/C9yUs0vXoAIhzlg.jpghttps://pbs.twimg.com/media/C9yUtGvWAAUbux5.jpg

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON