Shaaha wareega oo ah Shaah qof uu wato uu iibiyo ayaa ku soo kordhay magaalada Hargeysa iyo maamulka Somaliland.
Shaaha noocan ah ayaa si weyn looga yaqaan dalal badan oo caalamka ah, waxaana isagoo karsan la wareega rag wadooyinka ku iibiya, waxaana dadka magaalada Hargeysa ay soo dhoweeyeen wiil dhalinyaro ah oo shaqadan ka bilaabay magaalada.
DAAWO SAWIRRO