Thursday, July 17, 2025

SAWIRRO: Soomaali madaxa looga jiro oo xabsi daa’im lagu xukumay dalka Ingiriiska

Nin Soomaaliyeed oo madaxa looga jiray ayaa lagu xukumay xabsi daa’im iyadoo loo dhaadhiciyay

xabsiga weyn ee Broadmoor kadib markii maxkamad la soo taagay.

Ninkan oo lagu magacaabo Muxyadiin Mire ayaa Disember sanadkii hore weerar ku qaaday nin 56 jir ah oo lagu magacaabi jiray Lyle Zimmerman, isagoo isku dayay inuu qoorta  mindi uga jaro, xilli ay ka degayeen tareen ay kasoo wada raaceen Startford kuna socdad Leytonstone, laakiin waxaa ka badbaadiyo dadweyne goobta ku sugnaa, inkastoo dhiiga badan ka daaray ninkii uu weeray.

Muxyadiin waa 30 sano jir xaaladiisa maskaxiyadeed ay fiicneyn, waana nin buuq ku furan yahay oo aaminsan in la daba joogo, waxaana uu aaminsan yahay inay daba joogaan hay’adaha sirdoonka Ingiriiska.

SAWIRRO

Mire-01

Mire-02

Mire-03

DAAWO VIDEO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON