Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga oo lagu soo dhoweeyay Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Wasiirka Difaaca Dalka Turkiga Halusu Akar oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho  ayaa kormeer ku tegay maanta Saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka oo ay la socdaan dhiggiisa Soomaaliya iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo saraakiil sare ayaa dhoolatus soo dhoweyn ah loogu sameeyay saldhiga Turkiga, iyadoo boqolaal askari oo Somali iyo Turkiga isugu jira uu salaan sharaf ka qaatay.

DAAWO SAWIRRADA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON