Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Weriye C/casiis Maxamed Xaaji oo maanta lagu aasay Muqdisho

Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kana tirsanaa Shaqaalaha Idaacadda Shabeelle ayaa maanta lagu aasay Muqdisho.

Aaska Allaha u naxariistee Wariye Cabdicasiis Maxamed Cali Xaaji waxaa kasoo qeyb galay saxafiyiin iyo dadweyne, iyadoo tacsi loo diray qosykii iyo eaheladii weriyaha.

DAAWO AASKA WERIYAHA

98432

1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON